Nin Bambaano ku tuuray bar ciidan oo goordhaw Muqdisho lagu qabtay

Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa goordhaw gacanta ku dhigay nin la sheegay in bambo gacmeed ku tuuray bar ciidanka booliiska ku sugnaayeen oo kutaala Degmada Yaqshiid ee gobolka Banaadir. Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in ninkan ay qabteen ciidamada booliiska uu bambaano ku tuuray waaxda Barwaaqo ee degmada Yaaqshiid, waxaana goobtaasi fariisimo ku lahaa ciidamo booliis ah. … Continue reading Nin Bambaano ku tuuray bar ciidan oo goordhaw Muqdisho lagu qabtay